Month: September 2020
Somali News

Dhimashada uu sababay Coronavirus ee dunida oo ku dhow hal milyan

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegeysa in 120 milyan oo baaritaano deg-deg ah oo lagu ogaanayo cudurka coronavirus loo soo bandhigi doono waddamada dhaqaalahoodu.

Read More
Somali News

Erdogan oo taageeray mid kamid ah laba dal oo maalinkii 3-aad dagaalamaya

Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan ayaa muujiyay taageerada ay dowladdiisa u heyso Azerbaijan kaddib dagaal ka dhex qarxay dalkaas iyo dalka ay deriska.

Read More
Somali News

Shaqada garoonka Aadan Cadde oo dib u bilaabatay iyo masuul ka hadlay hakadkii ku yimid

Muqdisho-KNN-Duullimaadka gudaha ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saakay mudo kooban hakad galay, kadib markii shirkadaha duullimaadyada ay diideen inay.

Read More
Somali News

Nin isagoo musharax ah geeriyooday oo loo doortay guddoomiye magaalo

Bucharest-KNN-Musharax xanuunka Karoona u geeriyooday 2 todobaad ka hor ayaa ku guulaystay doorasho lagu soo dooranayay duq magaalo oo ka dhacday dalka Romania..

Read More
Somali News

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dalalka Armenia iyo Asarbijan oo maalinkii seddaxaad socda

Nagorno-Karabakh-KNN-Ku dhawaad 30 askari ayaa ku geeriyootay dagaal maalintii sadexaad galay oo dhex maraya ciidamada dalalka Asarbijan iyo Armenia. Dagaalka oo ka socda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (29-09-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (29-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (29-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {29-09-2020}=Suuratu zumar Darsigii-4aad-Q{598}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More