Month: September 2020
Somali News

Doonyo iyo Maraakiib aad u badan oo maanta ku xayiran dekedda Boosaaso

Boosaaso-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran-yihiin doonyo iyo maraakiib sida.

Read More
Somali News

Shaqada garoonka Aadan Cadde oo saakay hakad ku jirta+Sababta

Muqdisho-KNN-Waxaa saakay hakad ku jirta shaqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay gadood sameeyeen sharkadaha duullimaadyada. Dad ku sugan.

Read More
Somali News

Lafta Gareen oo war ka soo saaray soo xulidda xubnaha BF ee deegaanada KGS

Muqdisho-KNN-Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deegaanada Koonfur Galbeed ay si cadaalad uga dhici doonto doorashada soo.

Read More
Somali News

Kooxda Liverpool oo xalay ka adkaatay dhigeeda Arsenal.

Kooxda Liverpool ayaa xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku marti galisay dhigeeda Arsenal kulan katirsanaa horyaalka wadanka Ingiriiska. Kulankan oo ahaa.

Read More
Somali News

Dadka xanuunka covid 19 ugu dhintay dunida oo ka batay hal milyan oo ruux.

Dadka dunida ugu geeriyooday xanuunka Covid-19 ayaa waxa ay ka saramareen hal milyan oo ruux sida ay ku waramayaan cilmi baarayaasha, Daraasada ay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (29-09-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Waare iyo Gen Odowaa Yuusuf Raage oo ka wadahadlay sugida amniga Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {28-09-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Qarax dameer loo adeegsaday oo lagu beegsaday guddoomiye gobol

Kooxo mintidiin ah, oo adeegsaday xeelad dhif iyo naadir ah, ayaa dameer ay kusoo rakibeen walxaha qarxa u adeegsaday weerar ay ku damacsanaayeen.

Read More
Somali News

Sawirro: Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaalkacyo tababar ugu soo xiray ciidamo daraawiish ah

Gaalkacyo-KNN-Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka.

Read More