Month: September 2020
Somali News

Al-Shabaab oo burburiyey goobihii danta guud ee Run-nirgood

Jowhar-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay inay bur-buriyeen guryo, xafiiskii degmada, Saldhigii booliska, masaajid iyo dhismiyaal kale oo muhiim ahaa, kuwaas oo ku yiilay.

Read More
Somali News

Doodii ugu horeysay oo dhex martay Donald Trump iyo Joe Biden

Madaxweyne Donald Trump iyo musharraxa doorashada kula loollamaya ee Joe Biden ayaa yeeshay dooddi ugu kululeed oo muddo sanadaha ah laba musharax oo.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad Suuriyaan ah oo ku biiray dagaalka Azerbaijan iyo Armenia

Hey’ad kor kala socota colaadda ka oogan Suuriya iyo hogaamiye ka tirsan mucaaradka Suuriya, ayaa sheegay in boqolaal ka tirsan maleeshiyaadka Mucaaridka Dowlada.

Read More
Somali News Uncategorized

Shir caawa Muqdisho uga furmay madaxweyne Farmaajo, madaxda DG iyo Cumar Filish

Muqdisho-KNN-Shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa caawa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaas ayaa ka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (29-09-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (29-09-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanad.

Read More
Somali News

Amiirkii Kuwait Sheekh Sabah Al-Ahmad oo ku geeriyooday Mareykanka

Amiirkii muddada dheer xukumayey dalka Kuwait Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 91 jir ah, waxaa sidaas sheegay.

Read More
Somali News

DF oo Muqdisho ku xirtay ganacsato waaweyn oo xiriir la sameeyey Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato iyo gaadiidley lagu tuhmaayo in ay xiriir la lahaayeen ururka Al-Shabaab..

Read More
Somali News

Daawo: R/wasaare Rooble oo kulankii u horeeyey la yeeshay taliyeyaasha ciidamada

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlay arrimaha amniga  la qaatay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo laamaha amniga gobolka Banaadir..

Read More
Somali News

Sawirro: Wafdi ka socda AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb kulana la yeeshay taliska 21-aad

Dhuusamareeb-KNN-Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada AMISOM Korneyl Cabdiraxmaan Riyaale Xareed ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Taliyaha ayaa isla.

Read More