Day: October 16, 2020
Somali News

Ciilmooge” sharciyada uu lahaa dalka waxaa ka awood batay kan siyaasada iyo qabiilka”.

Wasiirkii hore ee Wasaarada warfaafinta Soomaaliya, hadana ah guddoomiyaha Xisbiga Xiis Cabdullaahi Ciilmooge Xirse ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee la.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (16-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday duleedka Degmada Dhoobley

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyay ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in la dilay saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada  Xoogga Dalka  ayaa weerar ku dilay ku dhawaad 50 dagaalame oo  ka tirsan Al-Shabaab iyo Madaxii Howlgalinta Al-Shabaab  ee gobolka  Shabeellada Dhaxe,.

Read More
Somali News

Dhinacyada ku dagaalamaya Yemen oo maxabiis badan is dhaafsanaya

Boqolaal maxaabiis ah ayaa lagu sii deyn doonaa isdhaafsiga maxaabiista ee ugu weyn ee dhexmara dhinacyada ku dagaalamaya Yemen tan iyo markii uu.

Read More