Day: October 16, 2020
Somali News

Digniin loo diray Marakiibta Isticmaasha gacanka Cadmeed iyo Badaha dalalka Carabta ku teedsan

Muqdisho-KNN-Hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa arrimaha badaha ayaa waxaa ay soo saartay digniin ku Socota maraakiibta isticmaala Badaha Carabta iyo gacanka Cadmeed .

Read More
Somali News

M/weynihii hore ee Hirshabeelle oo ku baaqay in maamul cusub oo loo sameeyo gobolka Hiiraan

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo uu ku daabacay bartiisa Facebook-ga Madaxweynihii hore ee maamulka  Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa uu kaga hadlay u diyaar.

Read More
Somali News

WHO oo sheegtay in Afrika aysan xamili karin mowjad Labaad oo Covid-19

Muqdisho-KNN-Ururka Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ayaa ka digay in Afrika aysan xamili karin mowjad labaad oo Covid-19 ah, iyadoo sheegtay inay taasi saameyn.

Read More
Somali News

Tanzania oo diyaarado dheeraad ah u direysa daminta dabka ka kacay buurta ugu dheer Afrika

Muqdisho-KNN-Dawladda Tanzania ayaa sheegtay in helikobtarro iyo diyaarado dheeraad ah loo dirayo si ay u damiyaan dabka ka kacay Buurta Kilimanjaro, dabkaas oo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (16-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Shamis.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (16-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Shiikh Nuur Shiikh.

Read More
Somali News

Xubno ka soo goostay Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidamada xoogga ee ku sugan Beledxaawo

Seddex dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay isku dhiibay ciidamada xoogga eek u sugan degmada Beled xaawo ee gobolka Gedo. Xubnaha isa.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo sheegay in mucaaradka ay u diyaar garoobeen ka qeyb galka Doorashada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la hadlay Tv-ga Saab ayaa sheegay in ka mucaarad ahaan ay mar hore u diyaar-garoobeen.

Read More
Somali News

Heerka Saboolnimo ee Mareykanka oo sare u kacday

Heerka saboolnimada dalka Mareykanka ayaa sare u kacday sababo la xiriira cudurka Covid-19, xilli ay sii yaraaneyso kaalmada dhaqaale ee dowladda ay siiso.

Read More
Somali News

FIFA oo aqoonsato garoonka Stadium Muqdisho

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ee dhawaan la dayac tiray u aqoonsatay garoon caalami ah.

Read More