Day: October 26, 2020
Somali News

Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Kismaayo

Kismaayo-KNN-Waxaa goor dhaw magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaaladaas oo lagu magacaabi jiray Cabdullahi Shigshigoow. Ganacsade.

Read More
Somali News

Abdulkadir Isse oo ku guulaystay abaalmarinta Weriyaha Sanadka 2020.

KNN (Mogadishu)– Abaal Mari Sanadla ah oo mar ay qabato madasha Mogadishu Awords ayaa waxaa Sanadkan 2020 ku guulaystay Abdulkadir Isse. Abdulkadir waxa.

Read More
Somali News

Erdogan oo ku celiyey jawaabtii ka careysiisay Faransiiska

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in “maskaxda laga baaro” madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso.

Read More
Somali News

Maxuu salka ku hayaa socdaalka xildhibaano ka tirsan BF ay ku tegeen Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb-KNN-Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb gaaray xubno ka socda labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanadan oo deegaan doorashadoodu tahay deegaanada Galmudug, ayaa halkaas.

Read More
Somali News

50 dal oo saxiixay heshiis lagu mamnuucayo Nukliyeerka

Heshiis caalami ah oo lagu mamnuucayo hubka nukliyeerka ayaa waxaa ansixiyay 50 dal oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Dalka Honduras ay noqday.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (26-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (26-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (26-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {26-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii 6aad-Q{616}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More