Day: October 27, 2020
News in English

Car bomb blast in Somali capital kills two

Mogadishu-KNN-At least two people were killed and five wounded, including soldiers, Tuesday when a car bomb blast targeted an official in the Somali.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {27-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

QM oo si kulul uga hadashay shaqaale caafimaad oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa cambaareysay dil maanta magaalada Muqdisho loogu gaystay laba ka mid ah shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo..

Read More
Somali News

Israa’iil oo ku dhawaaqday inay bedeleyso khariiradda Bariga Dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu wuxuu sheegay in xiriirka ay la yeesheen saddexda dal ee carabta ah inay soo afjartay xayiraaddii ka dhanka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Turkiga oo ku baaqay tallaabo lagu ciqaabayo Faransiiska

Muqdisho-KNN-Madaxweyanaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, oo shacabka kala hadlay taleefishinka dowladda, ayaa ugu baaqay in aanay iibsan badeecadaha lagu soo sameeyey Faransiiska ee.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (27-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (27-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (27-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Faalooyin Somali News

Warbixin: Waa imisa dhaqaalaha Al-Shabaab uga soo xarooda gudaha Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Warbixin dheer oo BBC-du qortay ayaa lagu sheegay in ururka Al-Shabaab dhaqaale badan oo canshuur ah uu ka uruursado gudaha Soomaaliya, taas oo.

Read More
Somali News

Toogasho iyo qarax khasaare badan geystay oo ka dhacay degmada Kaxda

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay degmada Kaxda ku dileen guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi, sida ay Idaacadda Kulmiye u sheegeen dad goobta.

Read More