Day: October 27, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaala Jubbada Hoose.

Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Jubbaland, kuwa Kenya ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa uu ka.

Read More
Somali News

Aqal sare ee Mareykanka oo codka kalsoonida siiyay xaakim uu dhawaan magacaabay Trump

Aqal sare ee Mareykanka ayaa codka kalsoonida siiyay xaakim uu dhawaantan madaxwayne Trump u magacaabay Maxkamadda sare ee dalkaasi. Sanatarada Aqalka Sare ee.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo fasaxday Shaqaalaheeda

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxady muddo laba.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (27-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in ay ka hortagayso weerarada Al-shabaab

Xilli ammaanka dalka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay dowladda Kenya  isku dayaysaa in ay adkeyso ammaanka gudaha wadankaasi. Saraakiil ka tirsan Kenya.

Read More
Somali News

Sudan oo beenisay inay xiriir la sameenayaan israel

Sarkaal ka tirsan dowladda Wadanka Sudan oo la hadlay Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegay in aysan jirin wararka warbaahinta ay tabinayaan ee ah.

Read More
Somali News

Biljimka oo u yeertay Dhaqaatiirta qabta Cudurka Corona inay shaqada dib ugu soo laabtaan.

Dowladda Biljimka oo u yeertay Dhaqaatiirta qabta Cudurka Corona inay shaqada dib ugu soo laabtaan. Saraakiisha dalka biljimka ayaa ka dalbaday dhaqaatiirta qabta.

Read More