Month: October 2020
Somali News

Warbixin lagu sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay taageerto Al-Shabaab oo loo gudbiyey QM

Muqdisho-KNN-Guddi baaris oo hoos taga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u isticmaashay wax u muuqda madaafiic laga leeyahay Kuuriyada Woqooyi,.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday guddoomiyaha D/Qansaxdheere

Baydhaba-KNN-Wararka naga soo gaaraya degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira iyo dhimasho.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka cusub ee HirShabeelle oo lagu dhawaaqay

Jowhar-KNN-Xildhibaannada baarlamaanka labaad ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Sidoo kale waxaa isla maanta Jowhar.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta mudo kordhin u sameeyey guddiga xaduudaha Qaranka

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw u codeeyey in guddiga xaduudaha Qaranka watigiisa loogu daro 4-sano oo dheeri ah. Muddo.

Read More
Somali News

Farmaajo oo balan-qaaday in dowladiisu ay joojineyso xarigga weriyeyaasha

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saxaafadda Soomaaliya u balan-qaaday in dowladda uu hoggaamiyo ay dhowri doonto hadda kadib xorriyadda saxaafadda. Farmaajo balan-qaadkaan.

Read More
Somali News

Doorasho lagu muransanyahay oo ka bilaabatay dalka Ivory Coast

Yamoussoukro-KNN-Doorasho madaxtinimo oo aad loogu muransanyahay ayaa maanta ka bilaabatay dalka Ivory Coast oo ku yaalla galbeedka Afrika. Dadka ayaa saakay safaf dhaadheer.

Read More
Somali News

Maxay tahay sababta R/Wasaaraha Libya uu uga laabtay go’aankiisii is-casilaadda

Tripoli-KNN-Ra’iisul wasaaraha dalka Libya Fayaas Al-Siraaj ayaa ku dhawaaqay inuu ka laabtay go’aan oo horay ugu sheegay inuu iska casilayo xilka, waxaana uu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo

Bar Ciyaaraha 31 10 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
News in English

Somalia in solidarity with Turkey over earthquake-President Farmaajo

Mogadishu-KNN-Somali President Mohamed Farmaajo has condoled the people of Turkey following an earthquake there that has killed about 30 people. Farmaajo said in.

Read More