Month: October 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya howlgallo ka dhacay G/Hiiraan

Beledweyne-KNN-Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxay uga.

Read More
Somali News

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaano ka tirsan Puntland

Garowe-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da’ay. Deegaanada uu.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {31-10-2020}= Suuratu Shuuraa Darsigii 4aad-Q{620}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Xildhibaanada cusub ee HirShabeelle oo maanta la dhaarinayo

Jowhar-KNN-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in maanta la dhaarinayo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulkaas. Baarlamaaanka  labaad.

Read More
Somali News

Cabdifitaax Al-Sisi “Haddii Nebiga la aflagaadeeyo xorriyad hadal ma jirto”

Carada laga muujinayay hadalladii meel ka dhaca ku ahaa Nabi Muxammad NNKH ee uu jeediyay madaxweynaha Faransiiska ayaa cirka isku shareereysay isbuucan. Qaar.

Read More
Somali News

Nairobi: Xukunno lagu riday rag loo heysto weerarkii Wastgate

Nairobi-KNN-Garsoore ku sugan dalka Kenya ayaa xukun 18 sano iyo 33 sano oo xarig ah ku riday laba qof oo ku eedeysan inay.

Read More
Somali News

Xaalad bandow ah oo la geliyey dalka Belgium-ka

Dowladda Belgium-ka ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi markale lagaliyay xaalad bandow ah si looga hortago faafida xanuunka Covid-19 oo wadankaasi kusoo laba kacleeyay..

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore oo guul ka soo hooyey doorasho ka dhacay dalka Tanzania

Madawaynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa ayaa markale ku guulaystay doorasho ka dhacday dalkaasi. Xisbiga mucaaradka ee wadanka Tanzania ayaa ka kasoo horjeestay.

Read More