Month: October 2020
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (30-10-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{30-10-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Dhul-gariir khasaaro gaystay oo ku dhuftay Turkey iyo Greece.

Dhulgariir xoog leh ayaa  ku dhuftay badda Aegean, waxaana laga dareemay dalalka Greece iyo Turkey, halkaas oo dhismayaasha qaar ay ku dumeen gobolka.

Read More
Somali News

Talyaha Booliska Soomaaliya oo kormeeray saldhigyada Booliska Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska  oo kormeero shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (30-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (30=10=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-sakariye maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Weriyaha (30=10=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Weriyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in maamul goboleedyada qaar ay soo magacaabeen guddiyada doorashada ku meteli doona

Muqdisho-KNN-Dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in maamul goboleedyada dalka qaar ay soo gudbiyeen guddiga doorashada, isla markaasina dhawaan lagu dhawaaqi doono. Wasiirka.

Read More
Somali News

Ayax fara badan oo ku habsaday gobolka Shabeellada Dhexe

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan, in Ayax fara badan uu ku habsaday deegaanno iyo tuulooyin hoostaga gobolka..

Read More