Month: October 2020
Somali News

Khilaaf ka taagan dhammeystirka xubno ka dhiman Baarlamaan 2aad ee Hirshabeelle

Muqdisho-KNN-Iyadoo maalmo kahor lagu dhawaaqay 90 xubnood oo kamid noqonaya baarlamaanakaan Labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa warar ku aadan waxa ay sheegayaan.

Read More
Somali News

Itoobiya oo baaritaan ku sameyneysa dagaalkii u dhexeeyay Soomaalida iyo Cafarta

Muqdisho-KNN-Dowladda Itoobiya ayaa baaritaan ku sameyneysa dagaalkii ka dhacay xadka gobolladda Soomaalida iyo Cafarta ee dalka Itoobiya, halkaas oo isku dhac uu dhowaan.

Read More
Somali News

Muhaajiriintii ku dhintay doon ku qallibantay Badda Senegal

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo la sheegay inay ku wajahnaayeen Yurub ayaa dhintay kaddib markii doon sidday 200 oo qof ay ku.

Read More
Somali News

Ciriiri badan oo ka jira waddooyinka magaalada Paris iyadoo uu Faransiisku mar kale soo rogay xayiraad

Muqdisho-KNN-Ciriiriga ka jira waddooyinka magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay, saacado kahor inta uusan bilaaban xayiraadda uu dalkaasi soo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo goordhow oday ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha.

Koox hubeysan ayaa goordhow qof shacab ah waxaa ay ku dileen deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka shabeellada Hoose. Odayga ayaa la sheegay inuu.

Read More
Somali News

Shirar looga hadlayo dhismaha Hirshabelle oo ka socda Jowhar.

Waxaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Hoose ka soconaya shir looga hadlayo dhismaha maamulka Hirshabele, kadib markii maalmo ka hor lagu dhawaaqay xildhibaanada.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Iran oo ka hadlay hadalkii Emmanuel Macron

Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani ayaa sheegay in difaacida ay dalalka reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo Nebi Maxamed SCW inay tahay anshax-xumo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (30-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in Shabeelada Hoos elagu dilay sarkaal Al-Shabab ah.

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab ka sameeyeen deegaanka xeebta ee Jilib-marka oo hoosyimaado degmada marka ee gobolka.

Read More