Day: November 14, 2020
Somali News

Cismaan Dubbe oo ka jawaabay eedeynta la xaqiirta guddiyada ee loo jeediyey DF

Muqdisho-KNN-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si adag uga jawaabay eedeyn maalmihii ugu danbeeyay dowladda uga imaneysa xubnaha mucaaradka ah gaar ahaan.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {14-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
News in English

New U.S. Secretary of Defense initiated a diplomatic gambit to negotiate with Al-Shabaab

Christopher C. Miller, the new U.S. acting secretary of defense, spearheaded a controversial plan last month to “buy off” nearly a dozen Al-Shabaab.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {14-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed.

Read More
News in English

Outside Mogadishu, locusts turn farmland into desert

A rifle on his back, Mohamed Yasin tries in vain to chase away the swarm of yellow-coloured insects that have invaded his farm.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (14-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- C/qani C/llaahi Ibraahim.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo bedelay ku xigeenadii Cumar Filish ee G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir. Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (14-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Burhaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (14-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta anxisiyey sharci muhiim ah

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaannada.

Read More