Day: November 14, 2020
Somali News

Warbixin: Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu xiray gudaha Soomaaliya iyo saameynta dagaalka

Muqdisho-KNN-Dagaalka mudada 11 cisho ah ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya ayaa si weyn u saameynaya xilligaan Soomaaliya kadib markii ay dawlada Itoobiya.

Read More
Somali News

Maxay QM ka tiri taageerada Turkiga ee Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay maalgashiga dowladda Turkiga ee Soomaaliya, kadib wareysi.

Read More
Somali News

Duqeymo culus oo ka dhacay caasimadda Amxaarada ee dalka Itoobiya

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir-daar iyo magaalada Gonder ee aan ka fogeyn xalay gantaallo lagu weeraray. Xafiiska ka.

Read More
Somali News

Ciidamada Hindiya iyo Pakistan oo ku dagaalamay xaduuda labada dal

Jamu-KNN-Inta la xaqiijiyay 15 ruux ayaa ku geeriyooday tiro kale oo intaas ka badana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamada dalalka Hindiya.

Read More
Somali News

Gurmadka kumaanan ruux oo biyo qaadeen oo ka socda dalka Filibiin

Manila-KNN-Ciidamada badda iyo kooxaha gurmadka dalka Filibiin ayaa ku hawlan samata bixinta kumanaan ruux oo uu qaaday daad ka dhashay roob mahiigaan ah.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (14-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo magacaabay guddi ka kooban 9-xubnood

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo magacaabay guddi ka kooban 9-xubnood, kuwaas oo laga soo dhex xulay xildhibaanada golaha shacabka..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {14-11-2020}= Suuratu dukhaan Darsigii 1aad-Q{630

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More