Day: November 14, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo eedeyn u jeediyey beesha caalamka baaqna u diray bulshada HirShabeelle

Jowhar-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay cid kasta oo ka qayb-qaadatay habsami u.

Read More
Somali News

Maxuu yahay ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka?

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaanada.

Read More
Somali News

Ciidanka booliska Puntland oo dhalinyaro ku dilay kuwo kalena ku dhaawacay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Iska hor imaadkaas.

Read More
Somali News

Maxay tahay saameynta dalalka deriska la ah ka soo gaari karta dagaalka Itoobiya?

Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigray, saameyn xun kuma yeelan doono mustaqbalka Itoobiya oo kali ah, balse waxaa uu.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Jowhar

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Faalooyin Somali News

Heritage: Sida la doonayo in loo boobo doorashada 2020, waxaa i qarso noqon doonta boobkii 2016-kii

Muqdisho-KNN-Warbixin dheer oo uu soo saaray Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa si qota dheer looga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyadoo warbixintan ay.

Read More