Day: November 17, 2020
Somali News

Trump oo ciidamada Mareykanka ka saaraya Soomaaliya inta uusan xilka wareejin

Washington-KNN-Sida uu daabacay wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka madaxweyanha dalkaas  Donald Trump ayaa qorsheenaya  in ciidamada ka  jooga.

Read More
Somali News

Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?

Muqdisho-KNN-Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa beenisay in mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor laga abaabulayo magaalada Muqdisho ee.

Read More
Somali News

Faahfaahin: Qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax noociisa lagu sheegay is-miidaamin ayaa goor dhow ka dhacay maqaayad ku taalla bannaanka hore ee Dugsiga booliska Soomaaliya ee Jenaraal Kaahiye oo.

Read More
Somali News

Maxay ku macneysay DF Itoobiya waxa ka socda gobolka Tigray-ga?

Wasiirka arrimaha dimuqraadiyadda ee dalka Itoobiya, Zadig Abraha ayaa sheegay in dagaallo sokeeye aysan ka socon gobolka Tigray, halkaas uu haatan ka socdo.

Read More
Somali News

Maxay dowaldda Qatar ka tiri heshiisyada Israel iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta?

Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar ayaa sheegey in xiriirka ay dalal Carbeed la sameeyeen Israel uu majaxaabineyo dadaallada lagu doonayo in Falastiin ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (17-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax ayaa goor dhow ka dhacay eeriyada isgoyska Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay goob maqaayad ah oo.

Read More
News in English

Reported airstrike in Mekelle City, North Ethiopia

The Ethiopian Air force reportedly carried out an airstrike in Mekelle City on Monday.  A report by VOA Amharic reporter, Mulugeta Atsebeha, said.

Read More
Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (17-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (17-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More