Day: November 17, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {17-11-2020}= Suuratu Jaasiya Darsigii 1aad-Q{633}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal ku maraya bariga Mudug

Wafdi ka tirsan Wasiirada maamulka Galmudug ayaa  socdaal ku maraya soodinta u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ee bariga Gobalka Mudug. Masuuliyiintan ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor qoor oo wajahaya Cadaadis kaga imaanaya mucaaradka

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulamo looga soo horjeedo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, waxaana kulamadaan waday Xildhibaano ka tirsan labada.

Read More
Somali News

Wasiirkii arimaha dibadda ee wadanka Armenia oo is casilay.

Wasiirkii arimaha dibadda ee wadanka Armenia ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Is casilaada wasiirka ayaa waxaa bartiisa Facebook ku shaaciyay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (17-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Hogaamiyayaasha Afrika oo wada dadaalo lagu joojinayo dagaalka Itoobiya

Hogaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa isku dayaya inay ku qanciyaan dowladda Itoobiya inay aqbasho in la bilaabo geedi socod dhexdhexadin ah oo lagu soo.

Read More
Somali News

DFS oo gacanta ku dhigtay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan ku bur buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga Gobolada Shabelloyinka iyo Hiiraan. Howlgalka.

Read More
Somali News

Trump oo la filayo in uu soo saaro amaro ka hor inta uusan ka tagin xafiiska.

Madaxweynaha dalka Maraykanka aya ala filaya in uu amar ku bixiyo in ciidamo dheeraad ah laga soo saaro dalalka Afghanistaan iyo Ciraaq sida.

Read More