Day: November 19, 2020
Somali News

Itoobiya oo eedeyn u jeedisay madaxa hay’adda caafimaadka aduunka

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Itoobiya Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa ha’yadda Caafimaadka Adduunka in uu wado tallaabooyin uu ku garab siinayo TPLF.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo gaaray Beledweyne

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Dabageed ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Safarka madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ku.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo soo saaray habraaca lagu maamulayo doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland). Tallaabadan.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la yeeshay guddiyada madaxa bannaan ee doorashada heer Federal iyo guddiga xallinta.

Read More
Somali News

Meydka R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta lagu aasay Hargeysa

Magaalada Hargeysa, ayaa maanta waxaa lagu aasay  Allah u naxariistee, R/Wasaarihii hore ee Somalia Cumar Carte Qaalib, oo shalay ku geeriyooday isbitaal ku.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay amniga iyo doorashooyinka

Cabdi kariim Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Guuleed oo shir jaraa’id ku.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad ku dagaalamay Galgaduud oo maanta la kala qaadayo.

Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in la kala qaado maleeshiyo beeleed dhawaan isku horfadhiyay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kuwaasi oo.

Read More
Somali News

Australia oo qiratay in ciidamadeeda ay dambiyo dagaal ka gaysteen Afghanistan.

Dowladda Australia ayaa soo bandhigtay cadeemo muujinaya in ciidamadooda ay dambiyo dagaal ka gaysteen gudaha wadanka Afghanistan. Wasaaradda Gaashaandhiga Australia ayaa sheegtay in.

Read More
Somali News

Trump oo doonaya in dib loo tiriyo codadka qaar kamid ah gobolada dalkaasi.

Madaxwaynaha wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa raadinaya in dib loogu laabto codadka gobolka Wisconsin oo kamid ah gobolada looga guulaystay. Madaxwaynaha ladoortay ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More