Day: November 19, 2020
Somali News

R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte oo maanta lagu aasayo Hargeysa.

Waxa maanta lagu wadaa in Magaalada Hargeysa lagu Aaso Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, kaas oo shalay ku geeriyooday magaaladaasi..

Read More
Somali News

Qoor qoor iyo Xasan Shiikh oo ka wadahadlay doorashooyinka.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee JFS ahna Hoggaamiyha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Mudane Proff Xasan.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo magacaabay Xubnaha DFS uga mid noqonaya Guddiyada doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka.

Read More