Day: November 19, 2020
Somali News

Cawad oo war ka soo saaray xil ka qaadista caawa lagu sameeyey

Muqdisho-KNN-Wasiirkii xilka laga qaaday ee arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyey, isagoo cadeeyey in wax.

Read More
Somali News

Eritrea oo soo afjartay ka aamusnaantii dagaalka DF iyo Tigray-ga Itoobiya

Dowladda Eritrea oo in muddo ah ka aamusneyd xaaladda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay, maalmo kaddib.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {19-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Mike Pompeo oo maanta socdaal ku tegay dhulka reer Falastiin ee Daanta Galbeed

Muqdisho-KNN-Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda dhulka ay Israel heysato.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay jaha-wareerka doorashooyinka Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay arrimaha doorashada Soomaaliya oo xilligaan wajaheysa jahawareer badan, iyadoo qoraalkan baaq loogu diray dhinacyo badan oo.

Read More
Somali News

Daawo: Rooble oo xilkii ka qaaday wasiir Cawad mid kalena magacaabay

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirkii arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, wuxuuna magacaabay wasiir kale. Maxamed Cabdirisaaq.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (19-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (19-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Sakariye.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (19-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Duxcasino Rezension 2022 ️ Zulässige S Für Deutsche Black Jack Spieler

Alle Boni Und Möglichkeiten Wird Im Dux Casino Online Angeboten Inhalt Sind Dux Casino No Deposit Bonus Codes? Geschwind, Sicher Dux Casino-auszahlungen Spielen.

Read More