Day: November 20, 2020
Somali News

Senatoro ka hortagaya hub maamulka Trump ka iibinayo Imaaraadka

Saddex Senator oo Mareykan ah ayaa sheegay inay soo saari doonaan sharci isku dayaya inuu ka hortago dadaal uu maamulka madaxweyne Trump ugu.

Read More
Somali News

Axmed Ciise Cawad” Waqtigan diyaar uma ihi in aan qabto xil kale”

Wasiirkii hore ee Wasaarradda Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad oo wareegto ka soo baxay xafiiska Ra”iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaaday ayaa.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (20-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Golaha wasiirada Soomaaliya oo ka shiray diyaar garowga doorashooyinka

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga  doorashooyinka 2021/2025,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor qoor iyo safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya oo kulmay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa  kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Madaxweynaha iyo danjiraha.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay guddiyada ay dowladda u magacowday doorashooyinka Somalia

War qoraal ah oo ka soo baxay Beesha caalamka ayaa markii ugu horreysay waxaa looga hadlay  doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Jowhar, islamarkaana.

Read More