Day: November 20, 2020
Somali News

Ciidamo ka tirsan booliska Uganda oo la dhigay wadooyinka

Booliska oo xiraya mid ka mid ah taageerayaasha Bobi WineImage caption: Booliska oo xiraya mid ka mid ah taageerayaasha Bobi Wine Ciidamada Uganda.

Read More
Somali News

Arday ku dhaawacan tahay duqeyn ka dhacday gobolka Tigrey-ga

Ardey ayaa ku dhaawacantay duqeyn laga geystay agagaarka jaamacadda Mekelle, sida uu ku warramay teleefishinka gobolka Tigray. Dadka deegaanka ayaa BBC u sheegay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (20-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Somali News

Isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed oo ka hadlay daqli aruurinta wasaarada maaliyada ay wado

Kadib shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa waxaa Midawga Diyaaradaha dalka oo tageerada daqli aruurintii ay soo jeedisay.

Read More
Somali News

Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka aduunka oo ka Jawaabay eedayn uga timid Itoobiya

Agaasimaha hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ka jawaabay eedayn uga timid dowlada Federaalka Itoobiya, oo ku eedaysay Tedros,.

Read More
Somali News

Kheyre iyo siyaasiyiin kale oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ay soo gaaray qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood ku maqnaa safar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (20-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Nuur Shiikh Cismaan Shiikh.

Read More
Somali News

Musharixiin badan oo maanta ku soo wajahan Muqdisho.

Waxaa maanta lagu wadaa in  magaalada Muqdisho ay soo gaaraan inta badan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood ku maqan safar.

Read More
Somali News

Eritaria oo markii ugu horeysay ka hadashay dagaalka ka socda dalka Itoobiya.

Dowladda Eritrea oo in muddo ah ka aamusneyd xaaladda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay, maalmo kaddib.

Read More
Somali News

Macron oo amarro cusub ku soo rogay Muslimiinta Faransiiska

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha Muslimka ee waddankiisa inay aqbalaan “axdiga qiyamka jamhuuriyadda”. Arbacadii ayuu Golaha Muslimiinta Faransiiska (CFCM) u.

Read More