Day: November 20, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (20-11-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{20-11-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Shirar gaar gaar ah oo Muqdisho ka socda iyo Musharaxiinta xilka Madaxweyne oo berrito shir leh

Muqdisho-KNN-Maalinta berrito oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bisha November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta.

Read More
Somali News

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu caawa ka dhacay Qarax khasaare geystay. Qaraxa oo.

Read More
Somali News

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay doorashada dalka

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in shacabka ay walaac ka muujinayaan xaaladda siyaasadeed ee uu haatan dalka haatan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (20-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (20=04=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (20=11=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Mucaaradka oo markale ka digay dib u dhac ku yimaado doorashooyinka

Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka laakiin hadda ah musharax u taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa.

Read More
Somali News

UNHCR oo ku baaqday joojinta dagaalka ka socda Itoobiya

Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay gaaraan heshiis xabad joojin ah.

Read More