Day: November 25, 2020
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in miino la dhigay wadada dhinaceeda jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye uu ku qarxay.

Read More
Somali News

Shirka ka socda Muqdisho oo maanta ay ka qeyb galeen madaxda Warbaahinta

Waxaa maalmihii u danbeeyey kulan ugu socday Magaalada Muqdisho qaar ka mid mushariixiinta mucaaradka ah ee doorashada madaxtinnimada ee Soomaaliya. Kulankaas oo ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (25-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Abiy Axmed oo codsi la xiriira gobolka Tigray u diray beesha caalamka

Addis Ababa-KNN-Itoobiya waxay ka codsatay beesha caalamka in aysan isku dayin ‘tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah falal sharci darro ah oo ku.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (25-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Dib u dhac markale ku yimid safar uu Cali Guudlaawe ku tagi lahaa Beledweyne

Safar uu maanta markale Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku tagi lahaa magaalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku.

Read More
Somali News

Shirka musharaxiinta oo maalinkii 5-aad galay iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Waxaa maalinkiisii shanaad galay shirka midowga musharaxiinta uga socda magaalada Muqdisho, iyadoo maalmihii u dambeeyey ay ku biireen dhinacyo hor leh oo aragtidooda.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {25-11-2020}= Suuratu axqaaf Darsigii 2aad-Q{638}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More