Month: November 2020
Somali News

Ninkii loo heystay weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsi isku dhex dilay

Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla magaalada Garissa ee.

Read More
Somali News

Cabdiraxmaan Maxamed” Axmed Madoobe waxaa uu u adeegaa dalal Shisheeye”

Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {30-11-2020}= Suuratu axqaaf Darsigii 5aad-Q{641}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay inaysan gudbin doonin guddiyada doorashooyinka

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan ayaa sheegay in aysan gudbin doonin gudiyada doorashada ee laga sugayo inta laga fulinayo ayuu.

Read More
Somali News

Kenya oo ka hadashay go’aankii lagu eryay safiirkoodii Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo  oo lagu amray in uu.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (30-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo saakay weerar ku qaaday deegaanka Bacaadweyn

Wararka ka imaanaya deegaanka Bacaadweyne  ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaaalmayaal ka tirsan Al-Shabaab ay saakay Aroortii ay weerar  bilowday qaraxyo ay.

Read More
Somali News

Ninkii loo heystay weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsi isku dhex dilay

Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla magaalada Garissa ee.

Read More
Somali News

Isbitaallada Mekelle oo ay dawadu gabaabsi ku tahay

Isbitaalka weyn ee caasimadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa gabaabsi ku ah dawada, xilli lagu dabiibayo dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka magaalada.

Read More