Day: January 6, 2021
Somali News

Uganda oo u yeeratay qaar kamid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya

Kampala-KNN-Dowladda Uganda oo kamid ah dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar kamid ah ciidamadeeda ay kala baxday.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay Kulanka Guud ee Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka xildhibaanada Hir-shabeelle?

Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo ayaa maanta shir ku yeeshay xarruuntooda magaalada Jowhar ayaa yeeshay Kalfadhiga 1-aad Fadhigiisa 14-aad, waxayna kaga hadleen ajediyaal.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay bixin doonto magta gabar yar oo ay Booliiska dileen

Garoowe-KNN-Waxa shalay magaalada Garoowe lagu aasay marxuumad Nadiiro Faysal Shire, oo da’deedu ahayd 15-sano jir, taas oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray.

Read More
Somali News

Dibadbaxayaal lagu xir xiray Hong Kong

Hong Kong-KNN-Ciidamada amaanka Hong Kong ayaa xabsiga dhigay toboneeyo ruux oo dadka u ololeeya arrimaha dimoqraadiyadda iyo siyaasiin kuwaasoo lagu eedeeyaay inay doonayeen.

Read More
Somali News

Xisbiga Trump oo looga guulaystay doorasho laga qabtay gobolka Georgia

Washington-KNN-Musharaxiinta Aqallada baarlamaanka dalka Maraykanka ee matalaya xisbiga Dimoqraadiga ayaa uga guulaystay kuwa Jamhuuriga codad dib loo eegay gobolka Joorjiya dalka Maraykanka. Waxay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (06-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Maamulka KNN oo ka faala qaaday nolosha maamo Dahabo Cali oo caruurteedii laga laayey

Muqdisho-KNN-Kadib markii ay shalay Idaacadda Kulmiye baahisay xogta Maamo Dahabo Cali Jimcaale oo ah Hooyo da’ah, isla markaana caruurteedii looga laayey dagaalada iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (06-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Liibaan Nuur Xasan:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad { Daraja}:-.

Read More