Day: January 7, 2021
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Puntland?.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka qeybgalay.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo Muqdisho ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo doorashooyinka

R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magaalada  Muqdisho waxaa uu ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo arrimaha doorashooyinka. Kulamadan ayaa looga.

Read More
Somali News

Kongareeska oo ansixiyay guushii Joe Biden

Kongareeska Mareykanka ayaa ansixiyay in Joe Biden iyo Kamala Harris ay kala yihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka xiga ee dalka Mareykanka. Natiijada.

Read More
Somali News

Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan

Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka.

Read More
Somali News

UNHRC oo ka hadashay geerida muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah oo ku sugnaa Tripoli

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in ay ka murugaysan tahay geerida 19-jir magangalyo-doon Soomaali ah oo ku sugnaa magaalada Tripoli ee dalka Libya ka.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo qirtay dhaqaalo xumo baahsan oo dalkiisa soo wajahday.

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa qirtay in dalkiisa uu ku guul dareestay qorshe ay dagsadeen oo ay ku doonayeen in mudo shan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (07-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Suuqyada Garoowe oo maanta markale laga diiday isticmaalka shilinka Soomaaliga ah.

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta markale suuqyada  magaaladaasi,  laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii Ganacsatadu sheegtay in.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (07-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Liibaan Nuur Xasan:- Farsamadii:-C/raxmaan Cabdulle Rooble { Keysi}:-.

Read More