Day: January 7, 2021
Barnaamijyo

Casharka Tafsiirka {07-01-2021}= Suuratu {Qama} Darsigii 1aad-Q{669}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Cabdiraxmaan Cabdulle.

Read More
Somali News

Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliya oo ka badbaaday qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa saakay ka badbaaday qarax miino oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee.

Read More
Somali News

Khasaaraha ka dhashay qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in qarax miino oo saakay ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u dhow.

Read More
Somali News

Trump oo laga mamnuucay isticmaalka Twitter-ka iyo Facebook

Donald Trump ayaa laga mamnuucay isticmaalka Twitter-ka iyo Facebook kaddib markii uu qoraal u soo qoray taageerayaashiisa weeraray dhismaha US Capitol. Farriin uu.

Read More
Somali News

Qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Qarax Miino ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay agaga gaarka  Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qasim ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay.

Read More
Somali News

Wasiir Xaniifa” waa inaan iska kaashanaa la dagaalanka Al-Shabaab”

Wasiirka Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xaniifa Maxamed Xaabsade  oo warbaahinta kula hadashay magaalada Waajid ayaa waxaa ay ka hadashay dhibaatada ka jirta degmaadaasi,.

Read More
Barnaamijyo

WARKA SUBAX 8:00 AM (07-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaano hoostaga Buurdhuubo

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Taageerayaasha Donald Trump oo gudaha u galay xarunta Capitol oo lagu ansixinayay Joe Biden.

Taageero yaasha madaxweynaha kursiga baneynaya ee Donald Trump ayaa qabsaday oo galay dhismaha Capitol ee magaalada Washington halkaas oo uu ka socday kulan.

Read More