Day: January 13, 2021
Somali News

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Danjireyaasha dalalka Turkiga Iyo Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez iyo Mudane Hassan.

Read More
Somali News

Macalin dugsi qur”aan iyo dad kale oo lagu dilay Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku waramayaan in koox hubeysan ay dad Shacab ah ku dileen inta u dhexeysa.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Jamhuuriga oo ku biiray mooshinka xil ka qaadista Trump

Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee dalka Mareykanka ayaa laga filayaa in ay cod u qaadaan mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne Donald Trump, sababo la.

Read More
Somali News

Lafta-gareen oo la kulmay ganacsatada Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed. Kulanka oo.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo wasiiru dowlaha xafiiskiisa u xilsaaray dardargelinta howlaha doorashada

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u xil saaray Wasiiru Dowlaha xafiiskiisa Cabdixakiin Xasan Abshir inuu dardargeliyo howlaha doorashooyinka dalka. Wareegto.

Read More
Somali News

Warbixin:-Khilaafka doorashada iyo saameynta uu ku yeeshay Bulshada

Muranka doorashada Soomaaliya ayaa ka sii darey kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqaday in dalku aaday doorasho, waxaana dalka ka jira dhibaatooyin.

Read More
Somali News

Madaxweyne Lafta-gareen oo billaabay xalinta khilaafka doorashada

Madaxweyne Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan (Lafta-gareen) ayaa bilaabay wadahadal uu la yeelanayo Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo ka soo horjeeda hannaanka.

Read More
Somali News

Talye Odowaa oo gaarey Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakil ciidan  ayaa maanta gaaray magaalaada Marka ee xarunta  gobolka Shabeellada Hoose,  iyadoo.

Read More
Somali News

Ilhaan Cumar: “Trump wuxuu halis ku yahay dadka iyo dalka Mareykanka”

Xilli ciidamada dembi baarista Mareykanka ay wali ku raad joogaan dadkii weeraray aqalka Kongareeska, ayaa dhanka kale isla xubnaha Dimuqraaddiga ee ka tirsan.

Read More
Somali News

Yuweri Museveni oo difaacay go’aanka lagu xiray baraha bulshada ka hor doorashada

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay shirkadda Facebook inay tahay mid isla weyn oo u xaglineyso hal dhinac ah kaddib markii uu.

Read More