Day: January 13, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {13-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {13-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen wasiirka arrimaha dibada soomaaliya iyo Ilhaan Cumar?.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si.

Read More
Somali News

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Itoobiya oo la dilay.

Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in la dilay Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mesfin, Abay Tsehaye oo soo noqday Wasiirka Arrimaha Federaalka,.

Read More
Somali News

Koox u ololeyso xuquuqul insaanka oo lagu xiray safaaradda Uganda ee Kenya

Afar qof oo u ololeyso arrimaha xuququul insaanka oo u dhashay Kenya ayaa lagu xiray afaafka hore ee safaaradda Uganda ay ku leedahay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (13-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali Iyo Cabdiweli.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (13-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwahaab.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (13-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Taliyaha ciidanka Sudan oo gaaray xadka Itoobiya

Taliyaha ciidanka Sudan Lt Gen Maxamed Cusman Al-Xuseen ayaa maanta gaaray xuduudka Sudan ay Itoobiya la leedahay. Saxaafada Sudaan ayaa sheegtay in dhawaanahan.

Read More
Somali News

Galmudug oo war ka soo saartay dadkii lagu laayay Galgaduud

Ku simaha madaxweynaha Galmudug ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo eheladii marxuumintii maanta.

Read More