Day: January 14, 2021
Somali News

Madaxweynaha Hishabelle oo kulamo looga hadlayo doorashooyinka ka bilaabay Muqisho

Madaxweynaha mamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu la qaadanayo xubnaha musharixiinta mucaaradka ah ee aadka.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay duqeyn ka dhacday G/Baay

Howlgal military oo si wadajir ay u fuliyeen Taliska Ciidanka Mareekanka ee Afrika iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu burburiyay Xarun ay Al-shabaab.

Read More
Somali News

Kongreska Mareykanka oo markale soo jeediyay in xilka laga qaado Trump

Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa markale soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump kadib markii ay u codeyeen inta badan..

Read More