Day: January 14, 2021
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?

Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii Gedo oo xilka laga qaaday iyo mid kala oo la magacaabay

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa xilka ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimow, isagoona magacaabay.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo ku raad-jooga maleeshiyaadkii ka dambeeyay dadkii lagu laayay Galgaduud

Kadib markii shalay maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ku dileen duleedka degmada Balambal ee gobolka Galgduud ayaa waxaa halkaas ka bilaawday howlgallo.

Read More
Somali News

Shirka golaha wasiirada oo la sheegay in la baajiyay.

Waxaa Maanta oo Khamiis ah baaqay shirka Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la filayay in wasiirada la horgeeyo ilaa 15 safiir oo.

Read More
Somali News

Ruuxii ugu horeeyay oo bilooyin kadib covid 19 ugu geeriyooday Shiinaha.

Dalka Shiinaha ayaa maanta oo khamiis ah waxaa xanuunka Karona ugu dhintay ruuxii ugu horeeyay kadib sideed bilood oo aanan lasoo diiwaan galin..

Read More
Somali News

James Swan oo Baydhabo kulamo kulmay Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. James Swan.

Read More
Somali News

Aqalka wakiilada Maraykanka oo markale meel mariyay mooshin xilka looga qaadayo Trump.

Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa markale soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump kadib markii ay u codeyeen inta badan..

Read More
Somali News

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo maanta gadood ka sameeyay Gelinsoor

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo markale gadooday ayaa isbaaro dhigtay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud halkaa oo ay maanta  ku qaadayaan lacago ay kusoo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 14- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More