Day: January 17, 2021
Somali News

WARKA DUHUR 17-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (17-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (17-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Weerar culus oo ka dhacay saldhig ku yaalla deeganka Hoosingow

Kismaayo-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Jubbada Hoose waxay sheegayaan in xalay dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ku qaadeen saldhigga ciidamo ka.

Read More
Somali News

Warbixin: Cali Mahdi oo si qota dheer uga hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaaliyeed ay kusii socoto meel.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {17-01-2021}= Suuratu { waaqicah} Darsigii 1aad-{673}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Maxuu RW Rooble kala hadlay madaxda bangiyada gaarka loo leeyahay?

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha.

Read More
Somali News

Lafta Gareen oo kulamo ka bilaabay Xudur oo wajaheysa xaalad bini’aadanimo oo adag

Xudur-KNN-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay booqasho ku tegay magaalada Xudur ayaa xalay halkaas.

Read More
Somali News

Dowladda oo afar sano kadib Maamo Luul u balan qaaday inay cadaalad heli doonto

Muqdisho-KNN-Luuley Cismaan Xasan oo ah Hooyo danyar ah oo ku nool xaafadda Ansalooti ee degmada Xamar-jajab, isla markaana cadaalad darro weyn ka tabaneysa.

Read More