Day: January 17, 2021
Somali News

Deni oo digniin u diray dad uu ku eedeeyay ‘kicin Bulsho’

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta safar ku tagey Qardho ayaa tababar usoo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo amar dul dhigay Shaqaalaha Dowladda

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan Dib u eegista, Qiimeynta  iyo Dib u habeynta Qaab-dhismeedka Darajooyinka.

Read More
Somali News

Soomaalida Islii oo ka cabanaya ‘tacaddiyo lagu hayo’

Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday saraakiil ka tirsan Danab iyo guddoomiye Siidii

Afgooye-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gobolka Shabeellada Hoose lagula eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil Soomaali iyo ajaanib isagu jirta iyo.

Read More
Somali News

Deni oo amray fulinta go’aanadii xakameynta Sicir- bararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la dhaqan-geliyo Talooyinka ay soo jeediyeen Guddigii loo xil-saaray xallinta qiima dhaca Shilin.

Read More
Somali News

IOM oo sheegtay Somalidii ugu badneyd 2020 ay tahriib ku galeen Dalka Yeman

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan IOM ayaa sheegtay in in kabadan 37k oo muhaajirin African ah ay tageen.

Read More
Somali News

Shiinaha oo Markab dagaal oo u soo diraya Soomaaliya

Markabka 37-aad ee taabacsan maraakiibta dagaalka Shiinaha ayaa kasoo amba baxay dekada Sania ee Gobolka Haynaan ee Koonfurta Shiinaha isagoo kusoo jeeda Gacanka.

Read More
Somali News

Haween garsoore ka ahaa maxkamadda sare ee Afghanistan oo la toogtay

Labo haween ah oo garsoore ka ahaa maxkamadda sare ee Afghanistaan ayaa saaka lagu toogtay magaalada Kabul, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas. Haweenkan.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo rabshado wata oo ka bilowday Tunisia

Tunis-KNN-Banaanbaxyo rabshato ayaa ka socda dhawr magaalo oo ay caasimadu ku jirto dalka Tunisia ayadoona dadku ka cabanayaan dhaqaalo xumo wadankaas ka jirta..

Read More
Somali News

Cabsi laga qabo rabshado ka dhaca Mareykanka

Washington-KNN-Ciidamada gaarka ah ee Maraykanka ayaa heegankii ugu sareeyay la galiyay guud ahaan 50 gobol ee Maraykanku ka koobanyahay si looga hortago rabshado.

Read More