Day: January 18, 2021
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha ururka Jaamacada Carabta iyo Switzerland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd.

Read More
Somali News

Sawirro: Hooyo Luul Cismaan oo cadaalad heshay

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta wiilkeeda loo sii daayey Hooyo Luul Cusmaan oo afartii sano ee lasoo dhaafay dhibane u aheyd cadaaladda dalka, taas oo maalmihii.

Read More
Somali News

Daawo: Shariif Sheekh oo si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan doorashada

Muqdisho-KNN-Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa walaac xoog leh ka muujiyey xaalada siyaasadeed ee.

Read More
Somali News

Diyaaradii u horeysay oo maanta gargaar geysay Xudur oo wajaheysa go’doon adag

Xudur-KNN-Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool waxaa maanta ka degtay diyaaradii ugu horreysay ee sida gargaar bani’aadanimo, taas oo laga diray magaalada Baydhaba.

Read More
Somali News

Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Hiiraan iyo darawal lagu dilay duleedka Matabaan

Beledweyne-KNN-Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeysa magaalooyinka Matabaan iyo Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in gaadiidkii ugu badnaa ay maanta ku.

Read More
Somali News

Isbedel aan la fileyn oo ku yimid xiisaddii Erdogan iyo Macron

Madaxweynayaasha Turkey iyo France Recep Tayyip Erdogan iyo Emmanuel Macron ayaa warqado ay is-dhaafsadeen ku ogolaaday inay dib u billaabaan wada-hadallo lagu hagaajinayo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (18-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (18-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (18-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Uncategorized

Diyaarado sida gargaar oo maanta ka degay Xudur.

Xudur-KNN-Wararka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarado sida gar gaar ay ka degeen degmada Xudur ee gobolkaasi, oo maalmihii la soo dhaafay.

Read More