Day: January 18, 2021
Somali News

Beesha Caalamka oo shir isugu keenaysa madaxda DFS iyo kuwa M/goboleedyada.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya xubnaha beesha Caalamka ay wadaan dadaalo ku aadan sidii shir isugu imaan lahaayeen madaxda Dowladda Federaalka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {18-01-2021}= Suuratu { waaqicah} Darsigii 2aad-{674}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (18-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.

Axmed Macalin Fiqi   Wasiirka amniga ee maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiinta kale oo booqdey furimaha hore ee deegaanka Bacaadweyne ayaa sheegay in Maamulku Galmudug.

Read More
Somali News

AFRICOM oo xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya.

Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya. Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher Karns.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo lagu xiray magaalada Moscow

Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa la sheegay in la xiray ka dib markii diyaaraddii.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (18-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay inay dhameystireen ka bixitaanka ciidamadoodii Soomaaliya.

20ka Janaayo oo maalin kaliya ka harsantahay waa maalinta xilka Madaxtinimo ee Mareykanka loo caleema saari doono Madaxweyne Joe Biden, Maamulkiisa cusub ayay.

Read More
Somali News

Kenya oo gacanta ku dhingtay ruux Al shabab ka dhacay malaayiin doolar.

Eedeysane Lawrence Kirago, Mugandy ayaa ka hor qirtay boolis-ka Kenya inuu ka dhacay Al shabaab lacag dhan 20Milion oo Shilinka Kenya una dhiganta.

Read More
Somali News

Wasiirka Amniga Galmudug oo abaabul dagaal ka wado Mudug.

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo ayaa gaaray difaacyada.

Read More