Month: January 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (30-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Somali News

Maxuu Madaxweyne Farmaajo kala hadlay xubnihii u tegay ee Beesha Caalamka?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta Madaxtooyada ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay mowqifka.

Read More
Somali News

Tirada askar kale oo maanta ka soo goosatay wasiir Janan oo la shaaciyey

Beled-Xaawo-KNN-Maamulka Gedo iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Beledxaawo ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen askar ka soo goosatay.

Read More
Somali News

Qatar oo si adag uga hadashay dhalinyaradii tababarka loogu qaaday Eritrea

Muqdisho-KNN-Dowladda Qatar oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay wararka la xariira in dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababarka loogu qaaday dalka Eritrea.

Read More
Somali News

Warbixin: Aabe gabadhiisa ku dilay degmada Buurhakaba

Muqdisho-KNN-Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Aabe gabadhiisa si silac ah ugu dilay gudaha degmada Buurhabaka ee gobolka Bay, taas oo naxdin badan.

Read More
Somali News

Imaaraadka Carabta oo dhalasho siinaya maalgashatada Ajnabiga ah

Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku.

Read More
Somali News

Shir u dhaxeeya Farmaajo iyo xubnaha beesha caalamka oo ka socda Villa Somalia

Muqdisho-KNN-Kulan u dhaxeeya xubnaha beesha caalamka iyo madaxweyne Farmaajo ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo looga arrinsanayo sidii meesha looga.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay diyaarad militeri oo ku burburtay Kuuba

Havana-KNN-Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku geeriyootay kadib markii ay burburtay diyaarad ay la socdeen oo nooca qumaatiga u kaca ah oo.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirkii maanta ka dhacay Boosaaso?

Boosaaso-KNN-Wasiirka amniga maamul goboleedka Puntland Cabdisamad Galan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlaayey amniga gobolka Bari oo maalmhii dambe ay ka dhacayeen.

Read More
Somali News

Xaalada caafimaad ee madaxweynaha Mexico oo laga dayrinayo

Mexico city-KNN-Xaaladda caafimaad Madaxweynaha dalka Maksiko Andres Manuel Lopez ayaa sii xumaanaysa kadib markii dhawaan uu ku dhacay xanuunka xanuunka dillaaga ah ee.

Read More