Month: January 2021
Somali News

Jeneraal Galaal oo lagu dilay weerarka ka socda Hotelka Afriik

Muqdisho-KNN-War hada nasoo gaaray waxa uu sheegayaa in Jeneraal Maxamed Nuur Galaal lagu dilay weerarka weli socda Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho. Allaha.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {31-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir oo si kulul ugu hadlay weerarka Hotel Afrik

War qoraal ah oo ka soo baxay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdi raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa si kulul looga hadlay qaraxyadii iyo weerarkii.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerarka weli ka socda Hotel Afrik

Inta la ogyahay laba askari oo ilaalada hotelka ah iyo nin lagu magacaabi jiray Cabdullahi Nuure Siyaad oo ay walaalo ahaayeen siyaasiga Cabdi.

Read More
Somali News

Puntland iyo ganacsatada Boosaaso oo isku afgartay socodsiinta shiling Soomaaliga

Guddiga xasilinta suuqyada lacagta Puntland iyo waxka qabashada qiima-dhaca shilling Soomaaliga ayaa soo gaba-gabeeyey kulamo ay la lahaayeen ganacsatada magaalada Boosaaso ee xarunta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {31-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (31-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (31-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo sheegtay masuuliyada weerarka ka socda Hotel Afrik

Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarka weli ka socda gudaha Hotel Afrik oo ku yaala inta u dhexeysa isgoyska KM4 iyo wadada aada garoonka.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo sheegay in dad badan laga soo badbaadiyay Hotel Afrik

War kooban oo ka soo baxay taliska booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen Hotel Afrik oo.

Read More