Month: January 2021
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Afgooye

Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay waxaa ay weerar xoogan ku qaadeen bar Kontorool oo ciidamada xooga ay ka  leeyihiin degmada Afgooye ee.

Read More
Somali News

DFS oo si kulul u Cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Yemen.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerar seddex qaraxyo ah lagu beegsaday shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd (30 December) gegidda diyaaradaha ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga miisaaniyadda 2021-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda.

Read More