Month: January 2021
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxay tahay sababta dadka loogu xir-xiray magaalada Beledweyne?

Beledweyne-KNN-Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu xiray dad la sheegay inay ka qeyb galeen kulamo ka dhan ah madaxda cusub ee.

Read More
Somali News

Duqeymo kale oo dhacay dhowr deegaan oo ka tirsan G/Bakool

Xudur-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Bakool waxay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay ay dowr deegaan duqeymo ka fuliyeen diyaarado dagaal, kuwaas oo lala.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {30-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {30-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono :-.

Read More
Somali News

Wasaaradda Gaadiidka oo amarro dul dhigtay Gaadiidleyda Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada iyo ilaalada nabad-galyada Wadooyinka ayaa amar ku soo rogay dadka ku dhexwata gaadiidka gudaha magaalada  Muqdisho. Agaasimaha waaxda gaadiidka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (30-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Somali News

Puntland iyo Galmudug oo ka shiray amniga Gaalkacyo iyo Go’aamo laga soo saaray

Maamulada Gobalka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay maanta kulan la qaateen qaybo kamid ah Ganastada labada dhinac ee magaalada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (30-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, si xal looga gaaro muranka.

Read More