Month: January 2021
Somali News

Koongareeska Mareykanka oo laalay codkii qayaxnaa ee madaxweyne Trump

Kongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, arrinta oo.

Read More
Somali News

Maxuu yahay qorshaha ‘siyaasadeed ee loo iibiyey’ gurigii safiirka Mareykanka ee Israa’iil

Dowladda Mareykanka ayaa guriga safiirkeeda ee magaalada Tel Aviv ku iibisay inka badan 67 milyan oo dollar, bishii July, sida ku cad diiwaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (01-01-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{01-01-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Jubbaland oo war ka soo saartay xildhibaan lagu dilay Kismaayo

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid allaha u naxriistee Xildhibaan Khaliif Hashim Mooge oo kamid.

Read More
Somali News

Xildhibaan ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in caawa qarax loogu xiray gaarigiisa lagu dilay xildhibaan tirsanaa Maamulka Jubbaland..

Read More
Somali News

DAAWO:-Madaxda DFS iyo musharixiinta oo shir ku yeeshay Garoowe

Shir looga hadlayay xaalada siyaasadeed ee xiligan uu marayo dalka iyo arrimaha doorashooyinka ayaa waxaa uu Galabta ilaa iyo caawa uu ka dhacay.

Read More
Somali News

Sudan ‘oo dib u qabsatay’ dhammaan dhulkii ay ka haysatay Ethiopia

Sudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Sudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (01-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (01=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More