Month: January 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (01=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Shirka Madasha Aragti-wadaagga oo la filayo in Berri la soo geba-gebeeyo iyo kulamo ka socda Garoowe

Garowe-KNN-Waxaa magaalada Garowe ee caasimada u ah maamulka Puntland ka soconaya shirka madasha aragti wadaagga ah ee uu soo agaasimay machadka Heritage. Shirkan.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dad Shacab iyo askar isugu jira ku dishay duleedka degmada Waajid

Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dad shacab iyo askar iskugu jireen ay ku dileen.

Read More
Somali News

Dawladda Ruushka oo qorshaynaysa in ay la wareegto amniga badweynta Soomaaliya

Dawladda Ruushka ayaa isku diyaarineysa iney door firfircoon  ka  qaadato amniga  badweynta Hindiya ee ku dhow Soomaaliya kadib markii Mareykanku go’aansaday inuu ciidamadiisa.

Read More
Somali News

Iran oo sheegtay in ay ogaatay cidii ka damabeysay dilkii Gen.Qaasim Suleymaani

Dawladda Iran ayaa shaacisay in ay ogaatay halkii laga soo maleegay dilkii loo gaystay sanadkii hore Jeneraal Qaasim Suleymaani. Waxa ay sheegtay dawlkadda.

Read More
Somali News

Tirada dadka muhaajiriinta ah ee dalka UK oo sii kordhay sanadihii u dambeeyay

Muqdisho-KNN-Tirada muhaajiriinta ah ee doomaha ku gaaray UK 2020 ayaa waxay afar goor ka badan yihiin sannadkii 2019-kii. Ugu yaraan 8,400 oo qof.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (01-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Shikh  Waxaana Marti Ku.

Read More
Somali News

Ammaanka magaalooyinka Kenya oo aad loo adkeeyay

Saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegay in si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi, waxana ay sheegen inay hayaan xogta.

Read More
Somali News

Faransiiska oo boolis badan dhigay wadooyinka dalkaasi.

Faransiiska ayaa waxa uu isku dubaridayaa 100,000 oo boolis ah si ay u kala kaxeeyaan dadka isugu soo baxaya xafladaha lagu soo dhaweynayo.

Read More