Day: February 1, 2021
Somali News

Golaha guurtida Somaliland oo ka shiray doorashooyinka golaha wakiilada

Golaha guurtida ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa maanta fadhi ka yeeshay xilliga la qabanayo doorashooyinka golaha wakiilada iyo dawladaha.

Read More
Somali News

Dad maanta jir dir iyo xarig loogu geystay magaalada Beledweyne

Beledweyne-KNN-Ciidamada booliska Soomaaliya ee Haramcad ayaa maanta kala eryay dad u badan dhalinyaro oo banaanbax ka dhigayay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan..

Read More
Somali News

Wasiir Janan oo shaaciyey tirada askartii looga qabtay dagaalkii Beled-Xaawo

Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabadinuur (Janan) ayaa qirtay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Beled Xaawo looga qabtay ciidamo ka.

Read More
Somali News

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dalka Mayaanmar

Naypyitaw-KNN-Saraakiisha ciidamada ee afgambiga ku qabsaday talada wadanka Mayanmar ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay dalkaas oo dhan, waxaana aad loo adkeeyay.

Read More
Somali News

Weerarada ay Taliban ka gaystan dalka Afghanistan oo kordhay

Kabul-KNN-Warbixin ay soo saarrtay hay’ad ka shaqaysa arrimaha amaanka oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa sheegtay in dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 01- 02- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :-{Barakaat} Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-{Daraja}.

Read More
Somali News

Mucaaraadka oo dalbaday in ay ka qeyb galaan shirka Dhuusamareeb

Golaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynenimo ayaa dalbaday in ay kamid noqdaan dhinacyada ka qeyb galaya shirka la filayo in uu ka furmo.

Read More
Somali News

Tirada dadka ku dhintay weerarkii hotel Afrik oo kordhay

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerarkii lagu qaaday hotel Afrik ee magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe. Dr Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aden.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More