Day: February 1, 2021
Somali News

Ciidamada ammaanka oo xalay saqdii dhexe soo afjaray weerarkii Hotel Afrik

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik ee ku yaalla wadada KM4 ee magaaladda Muqdisho,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay geysteen Hotel Afrik

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-shabaab

R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa cambaareeyay weerarkii lagu soo qaaday Hotelka Afrik ee Mqudisho, kaasi oo ku yaala inta u dhexeysa isgoyska.

Read More