Day: February 1, 2021
Somali News

Madaxweyne Lafta gareen oo u ambabaxay Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ka ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Mr Lafta.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Baarlamaanka Soomaaliya uu hortago 9 Bishan February si uu uga warbixiyo wixii u.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-02-2021}= Suuratu {xadiid} Darsigii 8aad-{685}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada oo shir ku yeelanaya Dhuusamareeb

Shirka wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada  ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Maanta ayaa la.

Read More
Somali News

Maxaa lagu xasuustaa Gen Galaal?.

Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah kusoo qaatay magaalada.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo qarxiyay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah

Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in qarax lagu dilay 12-qof oo isku qoys ahaa, halka ugu yaraan sideed kalena.

Read More
Somali News

Deni oo qeybaha kala duwan bulshada kala hadlay arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Kulan Wada-tashi ah oo ku saabsan Arrimaha Siyaasadeed ee Soomaaliya wuxu la yeeshay siyaasiyiinta iyo Bulshada.

Read More
Uncategorized

Turkiga oo cambaareeyay weerarkii Hotel Afrik

Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada ay la beegsadeen dad.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More