Day: February 11, 2021
Somali News

Muran ka taagan halka lagu qabanayo shirka looga hadlayo doorashada Soomaaliya.

Jaah-wareer siyaasadeed iyo khilaaf hor leh  ayaa ka dhashay Shirka uu ku dhawaaqay madaxweyne Farmaajo,  ee la doonayo  in lagu xalliyo muranka Arrimaha.

Read More
Somali News

Wasiir Dubbe” Ma aqbalayno in markale dib loo dhigo dacwada badda”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya  Soomaaliya.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taala Hiiraan oo sii daysay dad ku xirnaa Beledweyne

Maxkamad ku taalla  Gobalka Hiiraan ayaa maanta siideysay 7 qof  oo horay ciidamada Ammanka ku xireen  magaalada Beledweyne, kuwaas oo la sheegay in.

Read More
Somali News

Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad shacab ah.

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay sida muuqata duqeyn aan kala sooc lahayn u.

Read More
Somali News

Hindiya iyo Shiinaha oo xal ka gaaray muran ku saabsanaa xadka labada dal.

Wadamada Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku hor fadhiyo xadka kala qaybiyo. Wasiirka gaashaandhiga Hindiya.

Read More
Somali News

DFS oo saraakiil ciidan u dirtay deegaanka Xananbuure

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo kala dhex dhigtay maleeshiyaad ka kala tirsan laba beel oo dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Xananbuure ee Waqooyiga.

Read More
Somali News

Howlgalo ka socda Beledweyne

Wararka Ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada xoogga iyo kuwa booliska Soomaaliya ay maanta howlgalo looga hortagayo banaanbax laga cabsi qabo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Somali News

Kenya oo codsatay in dib loo dhigo kiiska badda ee kala dhexeeya Soomaaliya

Sida uu daabacay wargeyska The Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa maxkamadda caalamiga ah ICJ in ay ka codsatay.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (11-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More