Day: February 15, 2021
Somali News

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday nin dil ka geystay Buurhakaba

Baydhaba-KNN-Qeybta 60-aad ee Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday Geedow Maxamed Fiidow oo ah askari ka tirsanaa ciidanka.

Read More
Somali News

DF, Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray geeridii Senator Yuusuf Xaaji

Muqdisho-KNN-Qoraallo ka soo kala baxay xafiisyada madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, iyo kan ra’iisul wasaare Rooble ayaa looga tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Senator Yuusuf.

Read More
Somali News

Shir ka furmaya Baydhaba kadib fashilka shirkii uu iclaamiyey Farmaajo

Baydhaba-KNN-Maalinta Talaadada ah ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed uu ka furmo shir ay yeelanayaan Guddi farsamo.

Read More
Somali News

DF iyo QM oo wadajir caalamka uga dalbaday kharash dhan hal milion

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ay si wadajir ah u soo saareen dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay.

Read More
Somali News

Sudan iyo Ethiopia oo qarka u saaran inay foodda is daraan

Militariga Itoobiya ayaa ka tallaabay xadka, waxayna gudaha u galeen Suudaan, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Suudaan, maalintii.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo xabsiga ka sii daayey gabar caan ah oo mudo u xirneed, Yaa ku qasbay?

Qoyska, gabadha u dhaqaaqda arrimaha haweenka Sacuudiga Loujain al-Hathloul, ayaa sheegay in guushii doorashada ee madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ay gacan ka gaysatay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (15-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya?

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More