Day: February 15, 2021
Somali News

Kulamadii ka socday Garbahaarey oo heshiis hor u dhac ah laga gaaray

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in kulamadii ka socday degmada Garbahaarey ay soo dhammaadeen, kadib markii kulan ay yeesheen guddoomiyeyaasha degmooyinka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-02-2021}= Suuratu{mutaxina} Darsigii 1aad-{693}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Guddoomiye Muudey iyo Lafta gareen oo kulan ku yeeshay Baydhabo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

Read More
Somali News

Koofur Galbeed oo sheegtay waqti uu furmayo shir ka dhacaya Baydhabo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ay tagaan guddi farsamo oo ka kooban.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Buuraleyda Galgala, ayaa gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab iyo xubno kale.

Read More
Somali News

Wasiirkii hore ee difaaca Kenya ee Maxamed Yuusuf Xaaji oo geeriyooday

Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Maxamed Yuusuf Xaaji oo kamid ahaa siyaasiyiinta Soomalida ee dalka Kenya. Maxamed Yuusuf Xaaji oo.

Read More
Somali News

Ma qabsoomayaa shirkii uu iclaamiyey Farmaajo? Akhriso wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Isniinta maanta ah waxay ku beegantahay maalinkii loo asteeyey inuu furmo shirkii uu iclaamiyey madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Farmaajo ayaa.

Read More