Day: February 15, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {15-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Wasiirka caafimaadka oo digniin kasoo saartay halista cudur COVID-19

Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa digniin culus kasoo saartay halista faafitaanka cudurka Covid-19 oo mar kale soo labo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {15-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono :-.

Read More
Somali News

Khilaaf ka dhex taagnaa AMISOM iyo maamulka Buulo-burde oo xal laga gaarey

Guddoomiyaha degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, Faysal Haajir Maxamed ayaa maanta lagu wareejiyay Garoonka diyaaradaha iyo xabsiga degmada Buulo burte. Munaasabadda lagu wareejinayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (15-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

DFS oo heshiis ku kacaya malaayiin lacag ah la saxiixatay Talyaaniga

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ay dowladda Talyaaniga ku taageereyso qaar ka mid ah isbitaalada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (15-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Somali News

Daahir Geelle “Dowladda waa in aysan carqaladeyn bannaabaxa Jimcaha”

Midowga Musharixiinta ayaa Hay’addaha amniga dalka ka codsaday in aysan carqaladeyn bannaabax ay ku dhowaaqeen, kaasi oo ay sheegeen in uu dhici doona.

Read More
Somali News

Shir u furmay guddiga xalinta khilaafka doorashada iyo RW Rooble oo ka qeyb galay

Guddiga Farsamada ee ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta shir uga bilowday magaalada Baydhabo, xaruunta kumeel-gaarka ee Koofur.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (15-02-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Liibaan.

Read More