Day: February 22, 2021
Somali News

Sheekh Shariif “Dhiigeena looma baneysa karo qof aan naga tirsaneyn hadalkiisa”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta hadal ka jeediyey shir jaraa’id oo musharaxiintu ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa ka.

Read More
Somali News

CC Shakuur “Beesha Caalamka waxay u durbaan tumeysaa Farmaajo”

Muqdisho-KNN-Shir jaraa’id oo golaha midowga musharraxiinta Soomaaliya ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyiintii ka hadlay ka mid ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

Golaha Midowga Musharraxiinta oo iclaamiyey banaanbax kale

Muqdisho-KNN-Golaha Midowga Musharraxiinta Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa iclaamiyay banaanbax kale oo ay ku muujinayaan sida ay.

Read More
Somali News

DF oo mar kale casuumaad u dirtay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa madaxda Jubbaland iyo Puntland looga dalbaday inay ku soo biiraan shirka madaxada kale ee heer federaal.

Read More
Somali News

Arday lagu laayey gobolka Tigray ee Itoobiya, xilli ay qalin-jebinayeen

Maqalle-KNN-Weerar ay rag hubeysan oo aan heybtooda la aqoonin ku qaadeen bas rakaab ah ayaa lagu dilay ugu yaraan lix arday oo qalinjabineysay,.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Golaha ammaanka ee Q.M oo shir ka yeelanaya xaalada Soomaaliya.

Waxaa gelinka dambe ee maanta lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu kulan ka yeesho siyaasadda cakiran ee Soomaaliya, kadib rabshadihii.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {22-02-2021}= Suuratu{saf} Darsigii 2aad-{698}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More